WhatsApp oo dhawwaan billaabaysa hab cusub oo dad badan ay hal mar isku wici karaan

Barta ay dadka badan kuwada sheekeestaan ee WhatsApp ayaa maalmaha soo socda soo  bandhigi doonto hannaan cusub oo ay dadka isticmaala isku wici karaan, iyagoo adeegsanaya mareeg la wadaagi karo. Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda Meta, Mark Zuckerberg, ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyay in todobaadka soo socda bartan lagu soo kordhin doono hannaankan cusub ee … Continue reading WhatsApp oo dhawwaan billaabaysa hab cusub oo dad badan ay hal mar isku wici karaan